Shacabka Bardaale oo is-xilqaan dib ugu dhisaya waddooyin burburay

Gobolka Baay

Gobolka Baay

Bulshada ku dhaqan magaalada Bardaale oo ka mid ah meelaha ay fatahaadaha saameeyeen iyo maamulka degmada ayaa is-xilqaan ku billaabay inay ku dhistaan waddooyinka magaalada ee ku burburay daadadka.

Burburka waddooyinka muhiimka u ah nolosha dadka ayaa saameyn ku yeeshay isu-socodka gaadiidka iyo ganacsiga magaalada Bardaale oo gaabis noqday.

Faah-faahinta warkan waxaa soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Shacabka Bardaale oo is-xilqaan dib ugu dhisaya waddooyin burburay