Shaqaaleysiinta Haweenka oo sare u qaadi karta dhaqaalaha Afrika

Warbixin ay soo saartay hay’adda Mastercard Foundation ayaa lagu sheegay in kordhinta ka qaybgalka haweenka ee cududda shaqaalaha rasmiga ah ee Afrika ay sare u qaadi karto dhaqaalaha qaaradda ku dhawaad $287 bilyan marka la gaaro 2030.

Warbixitan ayaa intaas ku dartay in tani ay sidoo kale kor u qaadeyso 5 boqolkiiba, cabirka miisaaniyada dakhliga gudaha ee GDP.

Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray. Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaaleysiinta Haweenka oo sare u qaadi karta dhaqaalaha Afrika