Sharciyo saameynaya Soomaalida oo ka hirgalaya Canada

Dalka Canada waxaa billowga sanad walba ka hirgala sharciyo cusub, kuwaasoo qaarkood dadka dalkaas oo Soomaalida ay ku jirto u arkaan kuwa faa’iido leh.

Sharciyada dhaqan galaya bishan waxaa kamid ah mid la xiriira dadka gaysta dambiyo iyagoo hub adeegsanaya.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto inooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharciyo saameynaya Soomaalida oo ka hirgalaya Canada