Shir Kismaayo uga furmay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada

Shirka Kismaayo

Shirka koowaad ee isku dubaridka wasaaradaha shaqada iyo arrimaha bulshada ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa waxaa maanta Kismaayo ka daahfuray Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Shirkan waxaa ka qaybgalay Madaxda wasaaradaha Shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir Kismaayo uga furmay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada