Shir ku saabsan hormarinta ganacsiyada Soomaalida oo lagu qabtay Nairobi

Nairobi

Shirweyne loga hadlaayay horamrinta ganacsiga Soomaalida iyo sidii ay u sameysan lahaayeen shirkado waaweyn oo ka tarjumaya ganacsiyada casriga ah iyo bankiyada ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi.

Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay fursadaha jira, iyadoo khabiirro dhanka ganacsiga ah ay ka bixiyeen siminaaro.

Nairobi ayaa waxay ka mid tahay magaalooyika ay ganacsiyada ugu xooggan ku leeyihiin Soomaalida, waxaana ku yaalla suuqa weyn ee Soomaalida ee Islii.

Yaasiin Ciise Watdheere ayaa warbixintaan Nairobi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan hormarinta ganacsiyada Soomaalida oo lagu qabtay Nairobi