Shirka cadaaladda Soomaaliya oo ka socda Kismaayo

Shir ay ka qeyb galayaan saraakiisha maxkamadaha, garsoorayaasha iyo madaxda wasaaradda cadaaladda Soomaaliya ayaa ka soconaya Kismaayo maalintii sadexaad waxaana lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo maalinta barri ah.

Haddaba maxaa looga dooday saddexdii cisho ee shirka uu socday? Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa arimahaasi waxa uu ka wareystay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland Aadan Bishaar Geedi.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka cadaaladda Soomaaliya oo ka socda Kismaayo