Shirkadda Hormuud oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Columbus

Hormuud Global Somali Awards

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa toddobaadkan waxaa lagu qabtay xaflad abaalmarinno lagu guddoonsiinaya shaqsiyaad iyo shirkado Soomaaliyeed, kuwaasoo loo texgaliyay waxyaabihii ay soo qabteen kaalinta ay bulshada ku dhex leeyihiin.

Shirkadaha abaalmarinta la guddoonsiiyaya ayaa waxaa ka mid ah shirkadda Hormuud oo lagu maamusay adeeg caafimaad oo dalka diibaddiisa ah oo ay u fidisay qaar ka mid ah carruurta Soomaaliyeed wadna xanuunka la il daran

Farxaan Jeyte oo ah madaxada barnaamijkan oo loogu magacdaray Somali Global Award ayaa waxaa khadka telefonka kula xiriiray Cabdulqaadir Maxamed Mursale oo ka wareystay arrimahan.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkadda Hormuud oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Columbus