Shirweynaha Bankiyada iyo Maaliyadda oo ka furmay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha labaad ee Bankiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo looga hadlayey arrimaha maaliyadda iyo sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, looguna baraarugi lahaa maalgashiga.

Waxaa shirkan soo qaban qaabiyey Ururka Bankiyada Soomaaliya. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynaha Bankiyada iyo Maaliyadda oo ka furmay Muqdisho