Sicir-barar laga dareemayo qiimaha xoolaha ee suuqyada Dhadhaab

Waxaa aad sare ugu kacay qiimaha xoolaha nool ee sayladaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo nawaaxigooda.

Qaar badan oo ka mid ah bulshada qaxootiga ah oo siyaabo kala duwan ay noloshooda ugu tiirsan tahay iibka xoolaha ayaa dareemaya saamayn ka dhalatey sicirka-bararka xoolaha.

Culeyska ugu badan ayaa waxaa daremaya kawaanleyda iyo maqaayadleyasha oo ganacsigooda uu si weyn ugu tiirsanaa xoolaha.

Faahfaahinta warkaan waxaa Dhadhaab kasoo diray Axmed Cabdullaahi Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-barar laga dareemayo qiimaha xoolaha ee suuqyada Dhadhaab