Sicir-barar xooggan oo ka jira dalka Canada

Ganacsiyada dalka Canada, gaar ahaan maqaayadaha ayaa kordhiyay qiimihii ay wax ku iibin jireen, iyagoo u sababeynaya maciishadda oo noqoneysa mid qaali ah maalinba maalinta ka dambeysa.

Arrintan ayaa loo aaneeyay dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine iyo cudurka COVID-19 ee weli ka jira dunida.

Warbixintaan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-barar xooggan oo ka jira dalka Canada