Nairobi —
Laba maalmood kadib duurashadii guud ee looga dareeray dalka Kenya, saraakiisha maamuleysa doorashada ayaan weli ku dhawaaqin cidda hogaamineysa doorashada madaxtinimo.
Dhinaca kale, shacabka Kenya ayaa ku jahwareersan natiijooyin ay baahinayaan warbaahinta oo soo xiganeysa muuqaallada Foomamka ay guddiga doorashadu ku daabacayaan boggooda Internet-ka oo ah codadka laga dhiibtay in ka badan 46 kun oo goobood.
Dhinaca kale doorashadan ayaa saameysay dhaqdhaqaaqii ganacsi iyo nololeed ee Soomaalida ku nool magaalada Nairobi.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamud Xareed.
Your browser doesn’t support HTML5