Sidee ganacsatada Soomaalida u arkaan ku biirista Soomaaliya ee EAC?

EAC

Ganacsatada Soomaalida ee ganacsiyada kala duwan ku leh Bariga Africa ayaa soo dhaweeyay ku biirista ay Soomaaliya ay ku biirtay Dalladda Bulshada Bariga Africa.

Ganacsatada ayaa sheegay in arrintan ay fududayn doonoto in ganacsigooda uu ku sii fido Waddamada Bariga Africa.

Warbixintan waxaa magaalada Nairobi ka soo diray Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee ganacsatada Soomaalida u arkaan ku biirista Soomaaliya ee EAC?