Sidee gudaha Somaliland looga arkaa is-afgaradka lala saxiixday Itoobiya?

Dadweynaha iyo waxgaradka Somaliland ayaa ka falceliyey heshiiska is-afgaradka badda ee dhowaan ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia.

Is-afgaradka ayaa dhigayey in Somaliland ay aqoonsi ka hesho Itoobiya, taas beddelkeedana ay dhul dhan 20km oo bad ah ka kirayso Itoobiya. Itoobiya iyo Somaliland waxayna ku tilmaameen is-afgaradka mid taariikhi ah.

Warbixintan waxaa Hargaysa kasoo diray Xamse Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee gudaha Somaliland looga arkaa is-afgaradka lala saxiixday Itoobiya?