Sidee Islaamka kusoo gaaray Soomaaliya?

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee Islaamka kusoo gaaray Soomaaliya? - Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar ayaa maktabadda Congress-ka Maraykanka ku soo bandhiggaya macluumaad la xiriira jawaabtaas. Prof. Mukhtar ayaa qoray buug lagu magacaabo “HABKA CILMIBAARISTA: TAARIIKHDA SOOMAALIDA”