Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan doono lacag u gaar ah sanadka soo socda ee 2025-ka.
Qaar ka mid ah dadka ay VOA-da la hadashay ayaa ka hor yimid hadalka madaxweyne Saciid Deni ee ah in Puntland sameysato lacag u gaar ah, halka kuwa kalena ay ku taageereen.
Warbixin ku saabsan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Your browser doesn’t support HTML5