Sidee natiijada doorashada Mareykanka u saameyn kartaa Bariga Dhexe?

Kamala Harris Donald trump

Doorashada Maraykanka ayaa meelaha sida weyn loo gala socdo waxaa ka mid ah Bariga dhexe iyo Dunida Islaamka.

Khubarada Falanqaysa arrimaha siyaasadda ayaa tilmaamaya in natiijada ka soo baxda doorashada Maraykanka ay si toos ah u saamayn karto nolosha dadka ku nool Bariga Dhexe iyo Caalamka islaamka

Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee natiijada doorashada Mareykanka u saameyn kartaa Bariga Dhexe?