Somaliland iyo Ethiopia oo heshiis cusub kala saxiixday

Somaliland Ethiopia

Wafdi heer sare ah oo ay wasiiro ku jiraan oo ka socda dowladda Ethiopia ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Intii ay joogeen Hargeysa ayaa waxay la kulmeen madaxda maamulka Somaliland, halkaasi oo labada dhinac ay ku kala saxiixdeen heshiiyo cusub.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan kasoo dirtay Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland iyo Ethiopia oo heshiis cusub kala saxiixday