Somaliland oo beenisay inay adeegyada ka goysay Laascaanood
Laascaanood
Hargeysa —
Wasiiir ku-xigeenka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay inaanu jirin adeegyo ay xukuumadda ka goysay magaalada Laascaanood ama duqaymo ay u gaysatay goobaha caafimaadka iyo masaajidda.
Hadalka wasiir ku-xigeenka ayaa daba socda eedaymo maalmihii lasoo dhaafay loo jeediyay in ciidamada Somaliland ay waxyeello u gaysteen goobaha adeegga dadweynaha.
Wariyaha VOA Sagal Mustafa Xasan ayaa warkan Hargeysa kasoo dirty.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo beenisay inay adeegyada ka goysay Laascaanood