Somaliland oo cafisay dhallinyarada Buurta Gacan Libaax

Maxamed Axmed Kaahin

Maxamed Axmed Kaahin

Xukuumadda Somaliland ayaa xalay daboolka ka qaaday in la cafiyey dhallinyaradii hubaysnayd ee Buurta Gacan Libaax gashay, sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed.

Dhallinyaradan ayaa horey u fuliyey weeraro hubeysan oo qaarkood lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidamada Somaliland, balse xiisaddan ayaa xal laga gaaray markii dambe.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo cafisay dhallinyarada Buurta Gacan Libaax

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo cafisay dhallinyarada Buurta Gacan Libaax