Hargeisa —
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isagoo la hadlayay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka, waxa uu sheegey in dowladda Soomaaliya aysan cadaadis diblumaasiyadeed saareyn Somaliland marka ay timaddo arrimaha horrumarinta. Balse, waxa uu sheegey inaanay marnaba taageeri doonin gooni isu taageeda.
Haddaba, Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalkaasi, waxaana wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore uu la hadlay wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5