Aragtida Soomaalida Australia ee doorashada guddoonka baarlamanka

Sheekh Aaadan Madoobe, guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya

Sheekh Aaadan Madoobe, guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya

Somalida deggan Australia ayaa aragtidooda ka dhiibtay doorashadii guddoonka Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya, iyaga oo si gooni ah uga hadalay Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo noqotay gabadhii ugu horresay ee noqota guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka.

Wariyaheenna Ibrahim Cumar Baafo oo dadkaasi la kumay ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida Soomaalida Australia ee doorashada guddoonka Baarlamaanka