Soomaalida Jarmalka oo ka walaacsan guusha xisbiga AfD

Germany's AfD party leaders campaign in Dresden

Bulshada Jarmalka ee ku nool Gobolka Brandenburg ayaa u dareeray doorashada deeggaanka Baarlamanka, ayada oo Xisbiga sida aadka ah uga soo horjeeda muhaajiriinta ee magacooda loo soo gaabiyo AfD laga cabsi qabo in ay doorashadan helaan kuraas badan.

Xisbigan ayaa markii ugu horreysay kuraastii doorashada golaha deegaanka ee qabsoontay 1-dii bishii Sebtember wuxuu kaalinta koowaad ka helay gobolkaasi, taasoo walaac ku dhalisyay dadka soo galootiga ah ee magangalyada u doontay Jarmalka oo Soomaalidana ay ku jiraan.

Warbixintan waxaa London ka soo dira Cabdixafiid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Jarmalka oo ka walaacsan guusha xisbiga AfD