Soomaalida Ohio oo isku diyaarinaya doorashada November

Xasan Dheere

Soomaalida Mareykanka ayaa isu diyaarinaysa doorashooyinka guud ee dalkan ka dhacaya bisha November 2024.

Soomaalida gobolka Ohio ayaa kamid ah kuwa sida gaarka ah isha loogu hayo doorashadan, maadaama gobolkaas uu yahay kan labaad ee ugu Soomaalida badan dalka.

Haddaba, Xassan Cumar Xassan Dheere ayaa nagu soo booqday Istuudiyaha VOA ee magaaladan Washington, D.C. Caasho Ibraahim Aadan ayuuna ugu warramay xaaladda Soomaalida ee doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Ohio oo isku diyaarinaya doorashada November