Muqdisho —
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Soomaaliya ayaa daah furtay mashruuc cusub oo dhanka beeraha ah, kaas oo la sheegay in wax looga bedelayo habka nolosha ee bulshada.
Dowladda ayaa sheegtay inay dooneyso in mashruucan uu horseedo in kor loo qaado wax soo saarka beeraha Soomaaliya.
Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada ku yaalla Geeska Afrika oo ay saameysay isbedelka cimilada, ayada oo marba ay ku dhuftaan abaaro xooggan iyo daadad.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan kasoo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5