Soomaaliya oo laga xusay maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Dunida. Ururrada u dhaqdhaqaaqa xuquuqda saxaafadda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la ixtiraamo xorriyadda saxaafadda, lana sii daayo suxufiyiinta xiran.

Saxafiyiinta ayaa ka cabanaya helidda xogta oo yar, wararka been abuurka sida uu warbixintaan kusoo diray weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Cabdicasiis Barrow

Dhinaca kale, xaaladda suxufiyiinta ee gobollada kale ee dalka Soomaaliya iyo sida ay weriyayaashu uga hadleen muhiimadda maalintan iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan, waxaa wrbixintan magaalada Boosaaso inooga soo dirtay Faadumo Yaasin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Faaduma Yaasiin Jaamac