Soomaaliya oo laga xusay munaasabadda 1-da Luulyo

Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Soomaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabado lagu xusayo maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo.

1-da Luuliyo ayaa ku astaysan 64 sano guurada ka soo wareegtay xornimada gobollada Koonfureed iyo Midowga labadii gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

Magaalooyinka laga xusay munaasabadda waxaa ka mid ah Muqdisho, Baydhaba iyo Kismaayo, sida ay warbixinadan ku soo direen weriyayaasha VOA uga soo warrama magaaloyinkaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Baydhaba

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Kismaayo