Soomaaliya oo xubin aan joogto ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

Codeyntii loo qaaday ayey Soomaaliya heshay 179, waxay u baahnayd 124 cod, sidaas ayey uga mid noqonaysaa golaha ammanaka laga bilaabo Jannaayo 2025.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya oo xubin aan joogto ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka