Cairo —
Hoggaamiyaha golaha xukuma dalka Sudan Jeneraal Cabdulfataax Al Burhaan ayaa ku dhawaaqay in dalkaasi laga qaaday xaaladii deg dega ahayd ee hore loogu soo rogay, waxaana talaabadan imaneysaa xilli mudooyinkii danbe ay Sudan ka dhacayeen dibadbaxyo lagu dalbanayo in dib loo soo celiyo xukuumaddii rayidka aheyd.
Warbixintan waxa magaalada Qaahira nooga soo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5