Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera

Berbera

Waxaa magalada Berbera laga hirgaliyey suuq casri ah oo u gaar ah Kalluunka, ayada oo mas’uuliyiinta Somaliland ay sheegeen in suuqani u gaar yahay haweenka.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Suuq casri ah oo kalluumeysi oo laga furay magaalada Berbera