Sweden oo doonayso inay yareyso cayrtii ay siin jirtay qoysaska

Sweden flag

Dowlada Sweden ayaa soo jeedisay inay wax ka bedel ku sameyneyso gunnada la siiyo dadka aan shaqayn iyo dadka loo kaabo musharkooda.

Wadankaasi waxa lacag la siiyaa qoysasaka carruurta heysta.

Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa Maxamed Ameen oo ka tirsan Raadiyaha Sweden ka wareystay ammuurtan, waxaanu marka hore weydiiyey faahfaahin ku saabsan qorshahan?

Your browser doesn’t support HTML5

Cayrta Sweden oo la yareynayo.m4a