Washington —
In ka badan sagaal sano gudahood, madaxweynihii hore sidoo kalena laga yaabo inuu noqdo Madaxweynaha mustaqbalka, Donald Trump ayaa wax ka beddel ku sameeyay siyaasaddii xisbiga Jamhuurig, xilli dalkan Mareykanka dadkiisu ay siyaasad ahaan kala qeybsan yihiin.
Weriyaha VOA Tina Trinh ayaa eegeysa isku dayga Trump ee soo laabashada siyaasadeed ee taariikhiga ah. Waxaa inoo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5