Tallaalka Dabaysha oo ka socda deegaanada Khaatumo

Tallaalka Dabaysha Khaatumo

Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaanada SSC Khaatumo waxaa ka billowdey Talaalka ka hortagista xanuunka Dabaysha.

Wariyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kasoo direy mgaalada Laascaanood.

Your browser doesn’t support HTML5

Tallaalka Dabaysha oo ka socda deegaanada Khaatumo