Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo furmay

Cayaaraha gobolka Banaadir

Magaalada Muqdisho waxaa gelinkii dambe ee shalay ka furmay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, oo sanadkan ay ka qeyb galayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad.

Tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galaya degmooyinay tiradoodu isku noqoneyso 21 degmo, waxaana kulankii ugu horeeyey lagu daah furay degmooyinka Gubadleey iyo Hiliwaa.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo furmay