Tirada gabdhaha Soomaalida ah ee ku guuleystay doorashadii Maraykanka oo korortay
Hamida
Washington —
Waxaa soo kordhaya gabdhaha Soomaalida ah ee ku guulaysatay doorashadii Talaadadii ka dhacday Maraykanka, waxaana Idaacadda VOA xaqiijisay in gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah laga soo doortay gobolka North Dakota.