Tirada dhimashada daadadka Libya oo dhaaftay 11 kun

Tirada dadka ku dhintay magaalada xeebta ku taal ee Derna ee dalka Libya ayaa kor u dhaaftay 11,300 oo qof, iyadoo ay socdaan dadaallada baadigoobka ah kaddib markii roobab xoog leh oo ka da’ay halkaasi ay jebiyeen labo biyo xireen sida ay sheegtay hay’adda bisha cas ee Libya, Khamiista.

Warbixin dheer oo ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee daadadkaasi, oo ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada dhimashada daadadka Libya oo dhaaftay 11 kun