Tirada gabdhaha ka qalin-jabinaya Jaamacadaha Somaliland oo korortay

Waxa mudooyinkii u danbeeyey isa soo tarayay tirada gabdhaha ka qalinjabinaya jaamacadaha Somaliland, iyadoo jaamacadaha qaarna ay kaalmaha hore ka galaan amaba ay ugu sareeyaan.

Wariyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixin uu arintan ku eegayo nooga soo diray magaalada Boorama.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada gabdha ka baxa jaamacadaha Somaliland oo korortay.mp3