Nairobi —
Barga Afrika, gaar ahaana magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa bilihii lasoo dhafay aad ugu sii kordhayay tirada dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana dhallinyarada ka tahriibaysa ee u tahriibaya dalka Maraykanka.
Dadkan ayaa sii maraya dalalka Laatiin America kahor inta aanay gaarin xuduudda Mexico oo aysan u tallaabin Mareykanka. Arrintan ayaa waxaa walaac ka muujinaya waalidiinta iyo odayaasha ku nool magaalada Nairobi oo ka walaacsan.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.
Your browser doesn’t support HTML5