Toddobaadka Soomaalida ee Washington DC

Your browser doesn’t support HTML5

Cayaaraha kubadda cagta ee Soomaalida ee magaalada Washington DC iyo nawaaxigeeda ayaa toddobaadkan lagu soo geba-gebeeyay magaalada Falls Church ee gobolka Virginia.