Maraykanka Trump iyo Zelenskyy oo isku dayaya in ay heshiis gaaraan Febraayo 10, 2025 Arag Fikradaha Kyiv — Madaxweynayaasha Ukraine iyo Mareykanka ayaa isku dayaya inay gaaraan heshiis. Arrintan ayaa imanaysa iyadoo hoggaamiyeyaasha caalamka ay toddobaadkan ku kulmayaan magaalada Munich ee dalka Jarmalka, si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin amniga mustaqbalka ee Kyiv. Wariyaha VOA-da Arash Arabasadi ayaa warbixintan ka diyaariyay, Xuseen Barre ayaana faahfaahinaya. Your browser doesn’t support HTML5 Trump iyo Zelenskyy oo isku dayaya in ay heshiis gaaraan