Washington —
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Jimce ah la kulmo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, si uu u saxiixo heshiis muhiim ah oo la xiriira macdanta.
Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli xukuumadda Kyiv ay dadaal ugu jirto dib u helista taageerada Mareykanka ee la dagaallanka duulaanka Ruushka.
Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Your browser doesn’t support HTML5
Trump iyo Zelenskyy oo kulmay