Washington —
Madaxweynaha dooran ee Mareykanka Donald Trump ayaa marka uu xafiiska la wareego muddo xileedkiisa labaad bisha January, waxaa laba ka mid ah taageerayaashiisa ugu muhiimsan ay hormuud u noqon doonaan howl cusub oo loogu talagalay in lagu dhimo kharashaadka dowladda laguna horumariyo waxqabadka dowladda.
Rob Garver ayaa warkan diyaariyay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo soo koobaya.
Your browser doesn’t support HTML5