Trump oo sheegay in dad ay si sharci-darro ah uga codeynayaan Mareykanka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo ah musharraxa lagu wado in uu xisbiga Jamhuuriga ku matalo doorashada madaxtinimada ayaa sheegay in dad ay si sharci darro ah uga codeeynayaan doorashooyinka Mareykanka, kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa soo galootiga ah.

Trump oo looga adkaaday doorashadii 2020 ayaa marar badan eejiyey eedeymo noocan oo kale ah, kuwaas oo aan caddeymo xooggan haysan.

Warbixin ay arrintaasi VOA-da ka diyaarisay waxaa inoo soo koobaya Maxamed Bashir Cabdiraxman.

Your browser doesn’t support HTML5

Trump oo sheegay in dad ay si sharci-darro ah uga codeynayaan Mareykanka