Washington —
Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Donald Trump ayaa magacaabay dhowr xubnood oo kale oo gollihiisa wasiirada ah kuwaasi oo ay ku jiraan wasiirka Difaaca, Wasiirka arrimaha Dibadda, Wasiirka Amniga Gudaha, iyo xubno kale.
Haddaba Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka Telefoonka ee gobolka Minnesota kula xariirtey Maxamed Osman Maxamed (Gargaar) oo ah falanqeeye ka faallooda arrimaha siyaasadd,a barteyna dhaqaalaha, oo arrintan ay wax ka weydiisay.
Your browser doesn’t support HTML5