Turkey oo marti-gelineysa wada-hadallo kale oo dhex-mara Russia iyo Ukraine

Dawladda Turkey ayaa ka rajo qabta inay marti-geliso wareeg kale oo wada-hadallo ah oo ay dhex-mara Ukraine iyo Ruushka si xal loogu helo dagaalka galay bishii labaad ka socda Ukraine kadib duulaankii Ruushka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in wada-hadalladan ay billaaban karaan Talaadada berri inkastoo dhinacyadu aysan rasmi ahaan wada xaqiijin.

Warbixin ay VOA noo diyaarisay waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkey oo marti-gelineysa wada-hadallo kale oo dhex-mara Russia iyo Ukraine