Turkiga 'oo qorsheynaya inuu ciidamo u diro' Soomaaliya

Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ciidamo u diro Soomaaliya, iyada oo uu madaxweynaha dalkaasi baarlamaankiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan.

La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali, oo nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington, ayaa Haaruun Macruuf uga warramay arrintaas iyo hubkii lagu boobay Caabudwaaq ee la sheegay inuu ka yimid dhanka Itoobiya.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga 'oo qorsheynaya inuu ciidamo u diro' Soomaaliya