Ururka ECOWAS oo xayiraadaha adag ka qaadaya Niger

Dalalka ku bahoobay urur goboleedka ECOWAS ayaa Sabtidii sheegay inay xayiraadihii adkaa ka qaadayaan dalka Niger, xili ay raadinayaan hanaan cusub oo ay ku waajahaan sadex wadan oo ay milatarigu gacanta ku hayaan inay ka baxaan ururkan dhaqaalaha iyo siyaasada, talaabadaasi oo halis galinaysa is-dhexgalka gobolka.

Warbixin ay wakaalada wararka ee Reuters ka diyaarisay arrintan waxaa inoo haya Cabdixakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururka ECOWAS oo xayiraadaha adag ka qaadaya Niger