Ururrada caafimaadka IFRC oo ka digay mowjad cudurro ah oo dunida kusoo wajahan

Ururrada Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas (IFRC) ayaa ka digaya in dunidu ay kusoo foolleedahay khatar weyn oo aysan u diyaargaroobin oo cuduro ah.

Waxaa ay sheegeen in masiibadan ay keeni karto cirib xumo saameyn karta caafmaadka, dhaqaalaha iyo nolosha bulshooyinka dunida oo dhan.

Warbixintan oo ay noo soo dirtay Lisa Schlein oo ka tirsan VOA waxaa soo jeedinaysa Sahra CAbdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Caafimaadka dunida.mp3