Villa Somalia oo digniin culus u dirtay Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha ammaanka ee Ethiopia ay isku dayeen in shirka Midowga Afrika laga hor-istaago madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ahaa wafuudda shirka ka qayb-galaysay.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dawladda Ethiopia, iyaga oo sheegay in heshiiska ay la galeen Somaliland ee dhinaca badda uu horseedi doono xasilooni darro dhinaca gobolka ah.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Villa Somalia oo digniin culus u dirtay Itoobiya