Washington —
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa muujiyey inuusan dooneynin inuu ku lug yeesho xaaladda Suuriya kadib markii xilka laga tuuray madaxweyne Bashar al-Assad oo dalkaasi xukumayey muddo dheer.
Laakiin sida ay warbixintan ku faahfaahinayso wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad, Patsy Widakuswara, madaxweynaha la doortay ayaa laga yaabaa inuu isku dheelitiro mowqifkiisa siyaasadeed iyo ujeeddooyinka Maraykanka ee kala ah: Ilaalinta Israa’iil, go’doominta Iran, iyo ka shaqeynta xiriirka Ruushka, Turkiga iyo dhinacyo kale.
Faahfahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5