Wada-hadallo mar kale u furmay xukuumadda iyo mucaaradka Kenya

William Ruto iyo Raila Odinga

Wada-hadallo laba geesood ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka Kenya ayaa mar kale ka furmay dalkaasi kadib muddo ay wada-hadallada hakad ku jireen.

Dhinacyada ayaa filayaa inay ka wada hadlaan qodobo ay ka mid yihiin arrimaha masiiriga ah, cadaaladda, doorashooyinka, iyo qodobo kale.

Haddaba maxaa laga filan karaa wada-hadalladan cusub? Weriyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan ku eegaysa?

Your browser doesn’t support HTML5

Wada-hadallo mar kale u furmay xukuumadda iyo mucaaradka Kenya